World News Network


Slideshow
Somali
Walaac laga qabo muhaajiriinta Geeska Africa
Walaac laga qabo muhaajiriinta Geeska Africa
BBC News
Dowladda Mareykanka ayaa ka walaacsan in muhaajiriin kasoo jeeda Geeska Africa, oo si sharci darro ah ugu soo qulqulaya dalka, ay argagixiso kusoo dhex dhuuntaan. Sida ay kusoo warramayso wakaaladda wararka ee AP, sirdoonka Mareykanka ayaa helay farriimo ay is-dhaafsanayeen kooxo ka tirsan kuwa sida sharci darrada ah wax u tahriibaya, oo ka...
photo: UN / Logan Abassi
Nuur Cadde oo doonayo inuu u magacaabo Gobolka Banaadir Nin uu Dibeda uga yeeray
Mareeg
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helayo ilo wareedyo ayaa sheegaya in la filayo in Saacadaha soo socda lagu dhawaaqo Xilalka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, iyadoona Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde uu doonayo in xilkaas uu u magacaabo shaqsiga uu uga yeeray Dibeda. Wararkan oo saacadba saacada ka dambeysa soo xoogeysanaya...
Xoogaga Alshabaab oo galabta la wareegay Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/Hoose
Mareeg
Xoogaga Islaamiga ee Alshabaab ayaa gabali dhicii maanta waxay la wareegeen Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo Maamulkii halkaas ku sugnaa uu isaga cararay. Dagaalyahanada...
Xaalada Magaalada Muqdisho oo caawa degan
Mareeg
Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa caawa degan, inkastoo degenaashaha Caasimada ee 24-kii saac ee la soo dhaafay la dhihi karo mid aan caga badan ku taagneyn, waayo waxaa suura gal ah in daqiiqad kasta uu dagaal dhex mara Dhinacyada isaga soo horjeeda...
Iiraan iyo Faransiiska oo u hanjabay Kooxaha Burcad badeedka ee heysta Maraakibta
Mareeg
Dowladaha Iiraan iyo Faransiiska ayaa ku dhawaaqay inay xoog ku soo furan doonaan Maraakiib looga heysto Biyaha Soomaaliya, kuwaasoo gacanta ay ugu jiraan Kooxo Burcad badeed Soomaali ah oo dhowaan Xeebaha Gacanka...
Bayaan ka soo baxay Golaha Ammaanka QM
BBC News
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa soo dhoweeyeen heshiiska nabada iyo dib u heshiisiinta ee qeybaha siyaada soomalida ay saxiixeen, waxeyna laba dhinaca ka dalbeen in ay si buuxda u meel mariyaan qodobada ku xusan heshiiskaas. Axmed Cabdi Nuur ayaa noo soo koobaya waxyaabaha ku xusan bayaan laga soo saaray golaha amaanka ee Qaramada...
Guddoomiyaha Guurtida oo Markii ugu Horreysay ka Hadlay Dhexdhexaadinta Khilaafka KULMIYE
Qaran News
   Sep 05, 2008 at 04:10 PM Hargeysa (Qarannews)- Guddoomiyaha Golaha Guurtidaa Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-gaal), ayaa markii u horreysay caddeeyey in aanay jirin wax waanwaan oo uu ku dhexdhexaadinayo labada dhinac ee xisbiga KULMIYE ee...
Dagaal xoogan oo Ciidamo Ethiopian ku qabsaday Degmada Bardaale ee Gobolka Baay
Mareeg
Inta la og yahay labo ruux oo sida la sheegay ay ahaayeen kooxihii weerarka ku qaaday Kolonyada Ethiopian ah oo ku sii jeeday degaanka Doolow kana tagay Magaalada Baydhabo ayaa ku geeriyooday dagaal maanta ka dhacay duleedka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay....
Muwaadiniin Soomaliyed oo lagu laayay Dalka K/Afrika, xilli goobtooda ganacsiga
Mareeg
Seddex wiil oo somali ah ayaa geeriyootay seddex kalane waa la dhaawacay kadib markii kooxo hubaysan oo burcad ah una dhashay dalka south african ay weerar kusoo qaadeen goobo kala duwan oo dukaamo ku laahaayeen somaalidaasi oo ku yaala tuulooyinka wadanka south africa. Weerarkii ugu horeeyay ayaa waxaa lagu qaaday laba dukaan oo ku yaalay tuulo...
Maamulka Kmg G/Banaadir oo Hey'adaha ugu baaqay inay gar gaar gaarsiiyaan dadka
Mareeg
Maamulka Kmg ah ee Gobolka Banaadir ayaa maanta ugu baaqay Hey'adaha samafalka ah e ek u sugan magaalada Muqdisho in ay la gaaraan gargaar dadka ku waxyeeloobay roobabkii ka da'ay shalay magaalada...
Ciidamada Ethiopia oo la weeraray
BBC News
Wararka kale ee ka imanaya Soomaaliya, ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal culus uu maanta abbaarihii 11kii duhurnimo dagaal dhexmaray ciidamada Ethiopia iyo...
Media Kit WN Toolbar Languages Jobs Submit Photos WN Links Text Link Ads © 2008 WN Network
Contact our Advertising team for Advertising or Sponsorship on World News Network